Manchester United Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Gaartey Aston Villa,
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul soo laabasho ah ka gaadhay Aston Villa, waxaanay dib usii dhigtay waqtiga ay Man Metropolis horyaalka ku guuleysanayso.Manchester United ayaa qaybtii hore waxa lagaga naxsaday gool uu Aston Villa u dhaliyey Bertrand Traore oo kubadda ka dul-qaaday Dean Henderson, hase yeeshee United ayaa qaybtii labaad kubbad qurux badan ciyaartay, lana timid saddex gool.Bruno Fernandes ayaa rikoodhe u dhaliyey Manchester United daqiiqaddii 52aad, waxaana mid kale raaciyey Mason Greenwood oo…