Xulka Qaranka Holland Oo Go’aan Ka Gaartey Haddii Van Dijk Uu
Tababaraha xulka qaranka Netherlands ee Ronald de Boer ayaa shaaciyey go’aanka ay ka qaateen difaaca Liverpool ee Virgil van Dijk oo xilli ciyaareedkan oo dhan dhaawac ku maqnaa laakiin hadda dib u bilaabay tababarka fudud.Van Dijk ayaa garoomada macasalaameeyey bishii October markaas oo uu dhaawac ka gaadhay jilibka xilli ay socotay ciyaartii Merseyside Derby ee Everton iyo Liverpool ee garoonka Goodison Park.29 jirkan ayaa usbuuciyadii ugu dambeeyey la arkayay isagoo kasoo kabanaya dhaawacaas oo bilaabay tababarka fudud,…