SOMALIA: Qarax ka dhacay Muqdisho – Axadle
Muqdisho (Axadle) -Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxeysa shilalkii ka dhashay qaraxii caawa ka dhacay saldhiga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir meel aan ka fogeyn isgoyska Dabka.
Dadka ku dhintay qaraxa waxaa ka mid ahaa Taliyihii Booliska degmada Waaberi Axmed C / laahi Baashane oo loo yaqaan Taliye Calooley, halka saraakiil iyo askar badan ay ku dhaawacmeen isla goobta.…