“Waa Xilli Ciyaareedkii Ugu Xumaa Waayahayga” – Xiddig Liverpool Ah Oo
Garabka weerar ee kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa shaaca ka qaaday isla markaana qirtay inuu ku jiro xilli ciyaareedkiisii ugu xumaa iyadoo marar badan qaab ciyaareedkiisa lasoo dhaliilay inta lagu gudo jiray 2020-21.Mane ayaa xilli ciyaareedkan tartamada oo dhan kaliya 13 gool kasoo dhaliyay iyadoo sagaal kamida goolashaasi ay yihiin Premier League, goolkii uu Southampton kasoo dhaliyay kulankii ugu dambeeyay ayaa ahaa midkii saddexaad ee uu Anfield ku dhaliyay xilli ciyaareedkan oo dhan.Qaab ciyaareedkiisa xilli…