The Tottenham lineup that should start the Carabao Cup final

Tottenham have the opportunity to put a difficult week behind them when they compete in the Carabao Cup final against Manchester City on Sunday.The Lilywhites have endured a seven-day roller coaster ride, which began when the club was revealed as one of six Premier League teams registered to take part in a breakout Super League.Less than 72 hours after that announcement, Spurs - along with all the other "Big Six" clubs in England - had withdrawn from the competition after extensive condemnation, and it was also small to kick…

Weerar lagu diley gudoomiyihii Leego iyo askartii kale ee Wanlaweyn

Wanlaweyn (Axadle) -Magaalada Wanlaweyn ee gobolka Sh / hoose waxaa caawa lagu dilay gudoomiyihii deegaanka Leego iyo qaar kamid ah ilaaladiisa kadib markii gurigooda lagu weeraray. Koox hubaysan ayaa bambaanooyin ku tuuray guddoomiyihii deegaanka Leego ee degmada Wanlaweyn, halkaas oo ay ku dhinteen isaga iyo laba askari dhowr kalena waa lagu dhaawacay. Saraakiisha Maamulka Degmada Wanlaweyn ayaa Axadle u xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Gucdur waxaana magaalada ka bilaabay howlgalo lagu baadi goobayo kooxihii ka…

The United States appoints a special envoy for

Washington strengthens diplomacy in the Horn of Africa. US Secretary of State Antony Blinken has just appointed a US envoy for the region. Jeffrey Feltman will take on this role. An experienced diplomat, he was formerly US Deputy Secretary of State for the Middle East and then UN Deputy Secretary-General for Political Affairs. While Antony Blinken says he fears an escalation of conflicts in the region, Jeffrey Feltman must play a coordinating role between different states and regional and international actors. Find…

Rafael Marquez Oo Shaaciyey Waqtiga Uu Kusoo Laabanayo Barcelona Iyo

Halyeygii difaaca xulka qaranka Mexico ee Rafael Marquez ayaa shaaciyey waqtiga uu kusoo laabanayo kooxdiisii hore ee Barcelona, taas oo uu ka qaban doono shaqo tababarenimo oo ciyaartoyda kulliyadda La Masia ah.Rafael Marquez oo muddo toddoba sannadood ah u ciyaaray Barcelona, guulo badanna  la gaadhay ayaa xidhiidh dhow oo saaxiibtinimo la leh madaxweynaha cusub ee dhowaanta dib loosoo doortay ee Joan Laporta, kaas oo ku qanciyey in uu kusoo laabto Barcelona oo uu noqdao tababaraha da’yarta.Marquez oo dhowaan ay soo baxday…

Man City predicted the lineup against Tottenham

It's the Carabao Cup for the last time and yes, Manchester City is in the Wembley showpiece event again.Pep Guardiola's hopes of an unmatched quadruple may be over after defeating Chelsea in the FA Cup semi-final, but his love affair with English football's secondary cup competition shows no sign of letting go.Cityzens are aiming for four in a row against Tottenham, who will be led out in north London by Ryan Mason and not Jose Mourinho - who was sensationally sacked as head coach the same week the Premier League's Big Six…

Joe Biden wuxuu cadeeyay in ‘xasuuq’ ka dhacay Armenia

Washington (Axadle) -Sabtidii, Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu cambaareeyay xasuuqii Boqortooyadii Cusmaaniyiinta ee Armenia intii lagu jiray Dagaalkii Koowaad ee Adduunka. Aqoonsiga Madaxweyne Biden waa mid fulinaysa balanqaadkiisii ​​ololaha wuxuuna ku soo beegmayaa maalinta xuska xasuuqa Armenia, taas oo looga dabaal dago Armenia iyo sidoo kale qurba joogta Armenia. "Sannad kasta, maanta oo kale, waxaan xusuusannaa nolosha dhammaan dadkii ku dhintay xasuuqii Cusmaaniyiinta ee Armenia, waxaana is…

Xaqiiqooyinkii La Diiwaangeliyey, Xiddigii Garoonka, Laacibkii U

Gool madi ah oo uu dhaliyey Timo Werner ayaa Chelsea u saamaxay in ay guul kala soo laabato garoonka London Stadium oo ay marti ugu ahayd West Ham United.Guushan ayaa Chelsea siisay in ay kaalinta afraad ku fadhiisato iyadoo saddex dhibcood ka horreysa kooxda kusoo xigta oo West Ham ah, iyo afar dhibcood oo ay ka sarrayso Liverpool oo lixaad fadhida.Xaqiiqooyinkii ciyaartaWest Ham ayaa guul-darraysatay afar ka mid ah siddeeddii ciyaarood ee ugu dambeeyey ee oryaalka Premier League, halka ay 23kii ciyaarood ee ka horreeyey ay…

West Ham 0-1 Chelsea: Player rating

Chelsea increased their chances of securing the top four in the Premier League after losing 1-0 to West Ham at London Stadium.The first half was a meeting at a high pace, where both teams broke in pace but missed the last ball to injure their opponents. But as the half approached, the Blues broke the deadlock when Timo Werner started and rounded off a wonderfully fluid move that saw Ben Chilwell chalk up a useful assist.WERNER BURNS CHELSEA FORWARD! ?German makes it good to start moving before side-footing home Chilwell's…

Chelsea Oo Si Buuxda Ugu Fadhiisatay Kaalinta 4aad, West Ham Oo

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa si buuxda ugu fadhiisatay kaalinta afraad  ee horyaalka Premier League, iyadoo iska reebtay West Ham United oo ay isku dhibco ahaayeen.Chelsea ayaa guul dahabi ah kasoo gaadhay West Ham United oo ay marti ugu ahayd London Stadium, waxaanay guushu kusoo raacday 1-0, iyadoo goolka madiga ahna uu u dhaliyey weeraryahanka reer Germany ee Timo Werner oo muddo uu kaydka ku jiray kaddib isku muujiyey kulankii caawa.Blues dhashan karaysay goolal kale oo badan, waxaana midkii ugu suurtogalsanaa…

Nabadoonka reer Muqdisho ah oo ladilay

Muqdisho (Axadle) - Waxyar kahor salaada maqrib, waxaa degmada Kaaraan lagu dilay nabadoon caan ah oo kamid ahaa ergadii soo dooratay baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday afar sano kahor. Koox hubeysan ayaa Nabadoonka ku dilay agagaarka masaajidka Turkiga oo ku yaal aagga Jamhuuriya ee degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray C / laahi Ciise Hilowle, wuxuuna ka mid ahaa Golaha Wakiilada, iyadoo askarigii dilka geystay uu goobta ka baxsaday. Goobjoogayaal ku sugan Muqdisho ayaa…