Waa Muslim Diinta Ku Adag, Man United Ayuu Ka Tirsan Yahay Xalayna
Da’yarka garabka weerar ee kooxda Manchester United ee Amad Diallo ayaa markale xalay muujiyay sida uu u yahay mid kamida xiddigaha Muslimiinta ah ee Premier League ka ciyaara waliba kuwooda ku ad-adag diinta.Diallo ayaa fursad ka helay tababare Ole Gunnar Solskjaer oo isku shaandhayn baahsan sameeyay ciyaartii ay guuldarrada 2-1 ka ah kala kulmeen Leicester Metropolis isaga oo kamid ahaa xiddigihii ugu bandhiga fiicnaa.Diallo oo uu u ahaa kulankii ugu horreeyay ee Premier League ah ee uu kusoo bilawday ayaa caawiye ka ahaa…