Xigasho: DF si loo yareeyo mushaaraadka askarta iyo saraakiisha diiday muddo kordhinta – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u xaqiijiyey in dowladda Soomaaliya ay amar ku bixisay in la joojiyo mushaaraadka askarta iyo saraakiisha ka tirsan ciidanka Soomaaliya, kuwaasoo ku biiray mucaaradka diidan muddo kordhinta kana qeyb qaatay dagaalladii Muqdisho.
Xogta aan helnay ayaa muujineysa in amar ka soo baxay madaxweynaha uu joojiyay lacagihii la siin jiray ciidamada iyo saraakiisha ka soo horjeeday muddo…