20ka Ciyaartoy Ee Ugu Golasha Badan Taariikhda Champions League Iyo
Karim Benzema ayaa gool qurux badan oo uu xalay ka dhaliyey Chelsea, waxa uu ku galay taariikhda kooxdiisa Actual Madrid iyo midka Champions League intaba, sababtuna waxay tahay, in uu soo qabtay rikoodhkii gool-dhalinta halyeygii kooxdaas ee Raul Gonzalez oo ay hadda isku mid yihiin.Raul oo mar ahaan jiray ciyaartoyga ugu goolasha badan taariikhda Champions League ayaa dhaliyey 71 gool, waxaana la mid noqday Benzema oo waliba fursad u haysta in inta aanu dhamaanin xilli ciyaareedkani uu dhaafo.Laacibka reer France ayaa 16…