Miyuu Seegaya Finalka Europa League Iyo Euro 2020? – Akhriso Warfare Cusub
Dhaawaca Harry Maguire ayaa walaac ku yaha Manchester United iyo xulka qaranka England iyadoo waqti kooban ka hadhsan yahay finalka Europa League iyo sidoo kale tartanka Euro 2020 oo bilaabmi doona horraanta bisha June ee foodda inagu soo haysa.Difaacan reer England ayaa dhaawac kasoo gaadhay kulankii Aston Villa ee toddobaadkii hore, iyadoo uu wax ka noqday kuraanta, waxaana la filayaa in uu muddo toddobaadyo ah garoomada ka maqnaado.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa ka baqaya in Kabtanka kooxdiisu uu ka maqnaado ciyaarta…