Shearer Mise Henry? Halyeeyga Il-Bidhiqsigii Ugu Dambeeyay La Geliyay
Halyeeyga kooxda Manchester United ee Ryan Giggs ayaa lagu soo warramayaa inuu aad uga cadhooday in laga reebay liiska halyeeyada lagu sharfayo bandhiga “Corridor Of Fame” ee horyaalka Premier League waday maalmahan ugu dambeeyay.Theirry Henry iyo Alan Shearer oo ahaa weeraryahanadii ugu fiicnaa ee kasoo ciyaaray tartankaas ayaa ahaa labadii shaqsi ee ugu horreeyay ee lasoo bandhigay, halyeeyga Arsenal ee Henry ayaa lagu sheegay midka daqiiqadii ugu dambaysay booska looga saaray Giggs.Wargeyska The Mirror ayaa sheegaya in…