Macquul Ma Tahay In Mikel Arteta Premier League Ku
Tababarihii hore ee kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday aragtidiisa ah haddiiba uu ninka haatan booskiisii fadhiya ahna ciyaaryahankiisii Mikel Arteta ku hoggaamin karo kooxdaas tartanka ay ka raagtay ee horyaalka Premier League.Arteta ayaa qaaday masuuliyada dib u dhiska Arsenal kaddib markii uu Arsene Wenger tagay isla markaasna uu wakhti fashil ah Emirates Stadium ku qaatay Unai Emery oo wakhtigaas bedelay.Wenger oo hadda ah madaxa horumarinta kubadda cagta ee FIFA ayaa Arsenal ka tagay sanadkii 2018…