DAAWO: Muxuu La OOYEY Alisson Kaddib Ciyaarta, Kuma Ayuu se Ahaa
Alisson ayaa oohin qabsaday, waxa indhihiisa qoysay ilmo isagoo murugaysan, waxaanay ciyaartoyda kooxdiisu u qaboojiyeen qalbiga iyadoo uu tababare Jurgen Klopp xabbadka geliyey si uu u aamusiiyo.Goolahayaha Liverpool ee Alison ayaa kooxdiisa u dhaliyey gool kaas oo u badbaadiyey rajadoodii ahayd in ay ka mid noqdaan afarta kooxood ee sare, isagoo kubbad koone ahayd madax ku dhaliyey daqiiqaddii 95aad oo socota kulan ay kooxdiisa isla dhibaatoodeen West Brom.Markii uu goolku dhashay, garsooraha ayaa yeedhiyey siidhiga…