DAAWO: Xiddigaha Lyon Iyo AS Monaco Ee Gacanta Iskula Tagay Feedhna
Kooxda Lyon ayaa dhigeeda Monaco 3-2 kaga adkaatay kulan adag oo xalay ka dhacay horyaalka Ligue 1, Lyon ayaa kulanka gashay iyada oo booska afraad ee kala sarreynta horyaalka ku jirta waxaana ay u baahnayd guul si ay ugu dhawaato tartanka horyaalka loogu jiro.Sidoo kale Monaco ayaa ahayd kooxda booska saddexaad ee horyaalka joogta iyagoo doonayay guul ay ugu dhawaadaan kooxda hoggaanka haysa ee Lille.Kooxda tababare Niko Kovac ee Monaco ayaa wakhtigii nasashada la hoyatay hoggaanka kaddib gool uu Kevin Volland u saxeexay…