War Cusub Oo Kasoo Kordhay Dhaawacyada N’Golo Kante Iyo Edouard Mendy
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa war wanaagsan ka heshay labadeeda ciyaartoy ee N’Golo Kante iyo Edouard Mendy oo kusoo laabtay tababarka gellinkii dambe ee maanta, xilli ay kooxdu isku diyaarinayso finalka Champions League ee ay Sabtida wada ciyaari doonaan Manchester CtiyXarunta tababaraha Chelsea ee Cobham ayay maanta iska soo xaadiriyeen Kante iyo Mendy, waxaanay taasi soo noolaysay rajada kooxda ee ah in labadan ciyaartoy ay usoo laaban karaan kulankaas muhiimka ah.Kante ayaa dhaawac muruqa ah ku seegay ciyaartii Aston…