Hordhac: Sheffield United vs Arsenal – Fursaddii U Dambaysay Ee

Arsenal ayaa ku qasban in ay guuleysato si ay u soo noolayn karto rajadeeda ah in ay qayb ka noqon karto tartanka Europa League ee xilli ciyaareedka dambe, waxaanay u tegaysaa kooxda kasii dhaadhacaysa horyaalka ee Sheffield United.Arsenal ayaa ciyaarteedii ugu dambaysay ee horyaalka waxa 3-0 ku garaacday Liverpool oo marti u ahayd, waxaana ugu xigtay Slavia Prague oo isla garoonkeeda barbarro ku qabatay lugta hore ee wareegga siddeedda Europa League.Tababare Mikel Arteta ayaa rikoodhkiisa guuluhu uu kasii hoos-maray midka…

Qoor Qoor “Musharrixiinta waa ila Farmaajo oo kale” – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Madaxweynaha Dawladda Galmudug, Md. Kaariye (qoor qoor) wareysi gaar ah oo uu siiyay TV-ga Somali cable TV wuxuu kaga hadlayaa arimo dhowr ah, sida xaladda Afisyoone, cabsi laga qabo iney dhacdo mudo kordhin dheeri ah, cadaadis kaga yimaada beesha caalamka iyo qodobo kale oo xasaasi ah. Wareysi hordhac ah ayuu Qoor Qoor kaga hadlay xiriirka siyaasadeed ee uu haatan la leeyahay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday, maadaama uu ka mid yahay hogaamiyaasha maamul goboleedyada Villa Somalia. Qoor Qoor ayaa…

Voting day in Benin for the first round of

The Benin people are called to the elections on Sunday for the first round of an already disputed presidential election. In addition to three candidates, including current President Patrice and the opposition, several of his candidacies were considered invalid by the Electoral Commission. .

Rift Valley fever outbreak hits

An epidemic of Rift Valley fever, a viral disease that mainly affects cattle and can also infect humans, is currently affecting zebo herds in several regions of the country. It is transmitted by mosquito bites, the virus' agent. The Malagasy authorities have taken action. The epidemic began in February and the Pasteur Institute confirmed several outbreaks of the disease in early April. A total of 473 dead zebras were listed, out of a total of about 19,000 animals for four regions, or 35 affected municipalities in the…

Hordhac: Tottenham vs Man United – Xasuuqii Old Trafford Oo Gubaya

Manchester United ayaa isku dayi doonta in ay ka aargudato Tottenham oo ay Axadda maanta ugu tegayso garoonkeeda, waxaanay xasuusan yihiin xasuuqii loogu soo geystay Old Trafford  horraantii xilli ciyaareedkan oo Spurs ay kusoo badisay 6-1.Jose Mourinho ayaa soo bahdilay kooxdiisa hore markii uu ku laabtay Old Trafford horraantii xilli ciyaareedkan, waxaana min laba gool kasoo dhaliyey Harry Kane iyo Heung-min Son.Lix bilood kaddib kulankaas, United oo ku jirta kaalinta labaad ee horyaalka, una muuqata in ay ku dhamaysanayso…

UN, EU, IGAD iyo AU waxay fariimo cad u dirayaan DF iyo dowlad goboleedyada

Muqdisho- UN, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo shirkii IGAD waxay ku qoreen waxa ay ugu yeereen "halista xooggan" ee ka dhalatey ku guuldareysiga codbixinta dib ayey u dhigeysaa Soomaaliya iyo ismari waaga wadahadal ee u dhexeeya Dawladda federaalka iyo dowlad goboleedyada. Dalka Kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay xoghayaha guud ee qaramada midoobay arimaha siyaasada Rosemary DiCarlo, wakiilka midowga yurub u qaabilsan arimaha Africa Rita Laranjinha, agaasimaha siyaasada ee midowga yurub Bankole Adeoye iyo xoghayaha…

Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsatay Mareykanka

Muqdisho (Axadle) - Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan gaar ah magaalada Muqdisho kula qaatay saraakiisha ciidamada Mareykanka. Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradda, kulanka ayaa looga hadlay arrimo aad u adag oo ku saabsan xoojinta xiriirka ka dhexeeya mas'uuliyiinta militariga Mareykanka, iyo sidoo kale howlaha daba-galka ah ee ka socda Soomaaliya iyo tababarada la siinayo ciidamada Mareykanka. “Kulankii dhexmaray Wasiir Xasan Xuseen Xaaji iyo saraakiisha ciidamada Mareykanka…

South African variant could ‘break through’ Pfizer vaccine

JERUSALEM - The coronavirus variant discovered in South Africa may "carry through" Pfizer / BioNTech's COVID-19 vaccine to some degree, according to a real-world data study in Israel, although its prevalence in the country is low and research has not been peer-reviewed. The study, published Saturday, compared nearly 400 people who had tested positive for COVID-19, 14 days or more after receiving one or two doses of the vaccine against the same number of unvaccinated patients with the disease. It matched, among other…

In full tension with Ethiopia, Egypt is

Uganda and Egypt signed a military intelligence agreement "to fight terrorism" this week. This agreement between the two countries crossed by the Nile comes in the middle of a dispute over river water due to the Renaissance dam built by Ethiopia. "What affects Uganda will affect Egypt", is how the number two Egyptian military intelligence officer, Sameh Saber El-Degwi, qualified in a statement from the Ugandan army that the agreement signed on Wednesday. The two countries really share the waters of the Nile. A military…

participation, the main interest of

Office opens at 06.00 in Chad. Seven candidates are running, including President Idriss Déby - who has been in power for more than 30 years - and who are seeking a sixth term. Part of the opposition withdrew from the race and demanded a boycott to condemn the violence against the opposition. One of the challenges today will therefore be participation.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More