DF oo war kasoo saartay go’aanka Kenya, waxay qorsheyneysaa aargudasho – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Dowlada federaalka ah ee Somalia ayaa ka hadashay go’aanka dowlada Kenya ay ku hakisay dhamaan duulimaadyada aada iyo kuwa ka baxa dalkeeda.
Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Duraan Axmed Faarax oo ka jawaabaya go’aanka ayaa ku tilmaamay mid aan rasmi ahayn, isagoo sheegay in dowladda Kenya aysan ku soo wargelin.
Duran ayaa sheegay in go’aanka Kenya ay ku hakisay duulimaadyada u kala goosha…