Xuutiyiinta Yemen oo soo qabtay sarkaalkii ay raadinayeen So…
Sana’a (Axadle) – Dagaalyahan ka tirsan kooxda Xuutiyiinta ayaa lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo, kaasi oo baxsad ahaa muddo kadib markii uu magaalada Sanca ee dalka Yeman ku dilay Nin Soomaali ah, kaasi oo ay Soomaalida Sanca aad u raadinayeen.
War ka soo baxay Booliska magaalladda Sanca ee dalka Yeman ayaa lagu sheegay in gacanta Booliska uu soo galay gacan-ku-dhiiglihii sida xaq-darada u dilay Allaha U Naxariisto Muwaadin Soomaali ah…