Pep Guardiola Oo Barbarreeyey Rikoodhkii Jose Mourinho Ee Champions

Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa barbarreeyey rikoodhkii Champions League ee macallinka reer Portugal ee Jose Mourinho, kaddib markii ay xalay kooxdiisu usoo gudubtay semi-finalka.Pep Guardiola ayaa soo qabtay rikoodhkii Jose Mourinho ee ahaa siddeed semi-final oo Champions League ah oo uu yimid intii uu tababaraha ahaa, waxaanu ku xaqiijiyey guushii ay xalay ka gaadheen Borussia Dortmund.Barcelona ayaa ahayd kooxdii ugu horreysay ee Guardiola uu la tago semi-finalka, waxaana ugu xigtay Bayern Munich iyo…

GAAS wuxuu daaha ka rogay saameynta go’aanka baarlamaanka

Muqdisho (Axadle) Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, C / weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareysi cusub oo uu bixiyay kaga hadlay xaalada adag ee uu dalku ku sugan yahay, gaar ahaan go’aankii muddo kordhinta loogu sameeyay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Gaas oo soo noqday ra’iisul wasaaraha dalka ayaa markii ugu horreysay sharci darro ku tilmaamay in la kordhiyo muddada xafiiska hay’adaha dowladda Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha iyo sidoo kale xubnaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu…

Libya: Rival militias loyal to Haftar collide

Rival militias loyal to putschist general Khalifa Haftar collided on Thursday in the coastal town of Sirte for unknown reasons, military sources said. At least one person was killed and four others were injured in clashes between militants from the Kaniyat Brigade, the 166th Brigade and the Versefane Brigade in Sirte, General Abdulhadi Dirah, spokesman for the Libyan army's Sirte-Jufra Joint Operations Unit, told Anadolu Agency (AA). ). On February 2 this year, a collision between pro-Haftar militias…

Liverpool must qualify for the Champions League

Liverpool's Champions League journey ended on Wednesday after a goalless draw against Real Madrid saw the Spanish team go 3-1 overall.The Reds had several fantastic opportunities to score, but a combination of sloppy finishing and excellent saves from Madrid goalkeeper Thibaut Courtois frustrated Jurgen Klopp's side all night.Elimination is a bitter pill to swallow, but Klopp (via Sky Sports News) was open and honest about Liverpool's shortcomings before revealing what was next for him.Liverpool striker had a night to forget…

Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda & Qodobbada Xiisaha Leh

Laacibka khadka dhexe ee reer England ee Jesse Lingard oo 28 jir ah, ayaan wali go’aansanin haddii uu ku laabanayo Manchester United kaddib markii uu wacdaro ka dhigay West Ham oo uu amaah ugu wareegay. (Goal)Xiddiga West Ham iyo xulka qaranka Egland ee Declan Rice oo 22 jir ah, waxa uu doonayaa in uu ku biiro Manchester United. (MEN)Goolhayaha Arsenal ee Bernd Leno oo 29 jir ah, ayaa sheegay in uu ka fiirsanayo in uu ka tago kooxdiisa, waxaanu joojiyey wada-hadallo qandaraaska loogu kordhinayay. (Times)Borussia Dortmund iyo…

James Milner Oo Magacaabay Xiddigii Liverpool Ee Ka Yaabiyey Intii Ay

Xiddiga Liverpool ee James Milner ayaa magacaabay laacib ka  yaabiyey intii ay socotay ciyaartii goolal la’aanta ku dhamaatay ee ay kooxdiisu xalay kaga hadhay tartanka Champions League, taas oo ay Real Madrid ugu gudubtay semi-finalka.James Milner ayaa kusoo bilowday khadka dhexe ee ciyaartii Anfield, waxaana waqti horeba uu ku lug yeeshay muran dhacay markii uu taako xun ku qabtay weeraryahanka reer France ee Karim Benzema.Liverpool ayaa ciyaartan inteeda badan maamulanaysay, waxayse awoodi waayeen in ay gool…

Muxuu salka ku hayaa khilaafka u dhexeeya Cabdi Xaashi iyo Mursal?

Muqdisho (Axadle) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi C / llaahi ayaa wareysi uu siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da kaga hadlay arrimo xasaasi ah, gaar ahaan khilaaf u dhexeeya isaga iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Cabdi Xaashi ayaa shaaca ka qaaday in isaga iyo Mursal ay hada isku hayaan khilaaf dhanka sharciga ah. "Madaxweynaha ugu sareeya iyo gudoomiyaha golaha shacabka ayaan hada lahayn xiriir wanaagsan sababo la xiriira qaladaadka gudoomiyaha."…

Chelsea mise Real Madrid? PSG mie Man City? – Rio Ferdinand & Michael

Semi-finalka Champions League ayaa la go’aamiyey, waxaana iskugu soo hadhay kooxaha Real Madrid, Chelsea, Paris Saint-Germain iyo Manchester City oo dhamaantood toddobaadkan xaqiijisay boosaskooda.Real Madrid ayaa xalay soo afjartay rajadii Liverpool ay wax koob ah ugu guuleysan karaysay xilli ciyaareedkan iyadoo cel-celis ahaan ku reebtay 3-1, halka ay Chelsea kasoo dul-tallaabsatay FC Porto oo ay kaga adkaatay 2-1 isku-darka natiijadii labadooda lugood.Paris Saint-Germain ayaa iyaduna soo garaacday Bayern Munich oo ahayd…

RIKOODH: Real Madrid Oo Aan Hore Dunida Looga Arag Ee Real Madrid Ay

Ma jirto koox ka badan Real Madrid oo gaadhay semi-finalka Champions League, xataa ma jiro naadi kusoo dhow.Real Madrid ayaa semi-finalka Champions League waxay gaadhay 30  jeer, waxaanay wacdaraha ugu badan samaynaysay 11kii sannadood.Bayern Munich ayaa ugu soo dhow oo 21 jeer usoo gudubtay afarta ugu dambeeya, halka Barcelona ay 16 jeer timid iyo AC Milan oo 12 mar soo gaadhay afarta ugu dambeeya ee semi-finalka.Sannadihii ugu dambeeyey, Los Blancos ayaa ahayd naadiga loogu saadaalinta badan yahay, sababtuna waxay ahayd in…

Hordhac: Manchester United vs Granada – Luke Shaw, Harry Maguire iyo

Manchester United ayaa hal lug kula sii jirta semi-finalka Europa League, waxaanay caawa is-raacsanayaan hawl yar oo qabyo ka ahayd marka ay garoonka Old Trafford ku qaabbilaan Granada.Red Devils oo tartanka FA Cup ay kasoo reebtay Man City ayaa waxa tartanka kaliya ee ay fursadda u haysato xilli ciyaareedkan in ay ku guuleysato waxa uu noqday Europa League maadaama ay kaalinta horyaalka u dhoweyn, sidoo kalena ay waqti hore macasalaameeyeen tartamada kale ee maxalliga ah.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa awoodda oo dhan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More