Gianluigi Buffon Oo Soo Afjaray Waayihiisii Juventus, Kuna Laabtay
Gianluigi Buffon ayaa soo afjaray waayihiisii Juventus, waxaanu dib ugu laabtay kooxdiisii yaraantii ee uu u ciyaari jiray ka hor intii aanu imanin Juve ee Parma, taas oo uu u saxeexay heshiis laba sannadood ah.Horraantii toddobaadkan, goolhyaha 43 jirka ah ayaa xaqiijiyey in uu sii wadi doono ciyaaraha oo aanu ka fadhiisan doonin, laakiin uu ka tegay Juventus oo xilli ciyaareedkii tegay uu u saftay 14 kulan oo kaliya oo dhamaan tartamada ah.Goolhayahan ruug-caddaaga ah ayaa helay in ka badan shan dalab, waxaana kooxaha…