Waa Kuma Xiddiga Barcelona Ee La Xidhay Kaddib Markii Uu Ka Qayb Galay
Xiddiga boosaska badan sida khadka dhexe iyo daafaca midig uga ciyaara kooxda Barcelona ee Sergi Roberto ayaa u muuqda mid godkiisa biyo ugu galeen kaddib markii xabsiga loogu taxaabay dalka Greece-ka.Roberto ayaa xilli ciyaareed adag lasoo dhammaystay kooxdiisa Barcelona maadaama oo ay wareega 16-ka kaga hadheen UEFA Champions League sidoo kalena booska saddexaad ka galeen miiska kala sarreynta horyaalka La Liga.Qalbi jabkii xilli ciyaareedka ayuu Roberto oo kamida kabtanada Barcelona u raacaa inaan mustaqbalkiisa meel lagu…