WARBIXIN: Waa Kuwan SHANTA Ciyaartoy Ee Ay Liverpool Iyo Jurgen Klopp
Liverpool ayaan la filayn inay lacag badan ku bixiso suuqa xagaaga ee sanadkan balse saxeexa weeraryahan cusub ayaa la sheegayaa inay muhiimada koowaad u tahay kooxdaas.Wargeyska Express Sport ayaa soo bandhigay magacyada shan ciyaaryahan oo ay Liverpool u dhaqaaqi karto isla markaana ay ku qiimayn karto bandhigooda tartanka Euro ee dhawaan bilaabmaya.Xiddiga koowaad ayaa ah Jeremy Doku oo xulka Belgium meteli doona, 19 sano jirkaas ayaa qarka u fuulay inuu Liverpool ku biiro sanadkii 2018 kaddib markii uu xeradeeda…