Xiddiga Ku Fashilmay Arsenal Ee Willian Oo Diyaar U Ah Inuu Dib Ugu
Xiddiga reer Brazil ee Willian ayaa doonaya in uu iskaga tago Arsenal, dibna uu ugu laabto kooxdiisii hore ee Chelsea xagaagan.Willian ayaa si xor ah uga tegay Stamford Bridge oo uu toddoba sannadood joogay, waxaana sababta uu uga baxay kooxdu ay ahayd in uu dalbaday heshiis saddexsannadood ah oo ay kooxduna ka diidday.Laacibkan ayaa Arsenal ugu biiray heshiiskii ay Chelsea ka diidday ee saddexda sannadood ahaa, laakiin dhibaato badan ayaa ku qabsatay Emirates Stadium, waxaana 37 kulan oo uu kasoo muuqday uu dhaliyey hal…