Real Madrid, Barcelona & Juventus Oo LABA Sannadood Laga Mamnuucayo
Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa tallaabo anshax marin ah ka qaadaya kooxaha Real Madrid, Barcelona iyo Juventus oo diiday in ay ka baxaan tartanka Super League ee ay naadiyadii kale ee la samaystay dhamaantood iskaga baxeen.Labada kooxood ee reer Spain oo lagu daray Juventus, waa saddexda kooxood ee kaliya ee ku hadhsan mashruuca fashilmay ee Super League, iyadoo sagaalkii naadi ee kale ay hore u shaaciyeen in ay ka laabteen mashruucaas kaddib mudaharaadyo kaga yimid taageereyaasha iyo culaysyo ay saareen UEFA,…