DAGAAL: Sergio Ramos Oo Isku Diraya Ciyaaryahanadda & Maamulka Real Madrid
Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa la sheegay in uu ka shaqaynayo sidii uu iskugu dhufan lahaa ciyaartoyda iyo maamulka, waxaanu ku guubaabinayaa inay ka hor yimaaddaan Madaxweyne Florentino Perez.Sergio Ramos oo uu qandaraaskiisu dhamaaday ayey wali kooxda isku afgaran la’ yihiin in uu saxeexo qandaraas cusub, waxaana la filayaa in toddobaadyada soo socda si rasmi ah loo ogaado haddii uu ka tegayo Real Madrid iyo haddii uu saxeexayo heshiis cusub.Laakiin ka hor inta aan la isla gaadhin arrintiisa…