Xog: Labada qof ee lagu tuhmayo dilkii Nafisa Cumar oo meydk…
Muqdisho (Axadle) – Waxaa heer gaba-gabo ah maraya baaritaanka dilkii fooshaa xumaa ee Muqdisho todobaadkii hore loogu geystay Nafiso Cumar Cabdullaahi oo 11 sano jir aheyd, taasi oo meydkeeda maalmo kadib laga dhax helay Digsi ku jira gurigii ay ku nooleyd oo ku yaalla degmada Dharkeynlay ee Gobalka Banaadir.
Waalidka Marxuum Nafisa ayaa sheegay in hay’adda Dambi Baarista ee…