Sababtii Dhabta Ahayd Ee Zinadine Zidane Ku Dhalisay Go’aanka Uu Kaga
Tababarihii ka tagay kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa ugu dambayn saaka soo saaray waraaq furan oo uu u diray jamaahiirta kooxdaas isaga oo ugu caddeeyay sababtii uu kooxda uga tagay.Walow ay jiraan sababo kala duwan oo Zidane ku qasbay inuu iskaga tago Real Madrid haddana waxa jirta hal sabab oo la sheegay inay tahay mid ku qalqaalisay inuu deg-deg su’aal u geliyo sii joogistiisa kooxda.Zidane ayaa ayaan haysan taageerada kooxda waxaana uu si buuxda u dareemay inaysan kooxdu isaga taageersanayn markii uu galay…