Aqriso Magacyada: Saciid Deni oo Rooble u gudbiyey xubnaha g…

Muqdisho (Axadle) – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu magacaabay xubnaha guddiga doorashooyinka heer federaal ku meteli doona maamulka Puntland, kuwaas oo gaaraya sided xubnood. Warqadda uu madaxweyne Deni ku soo magacaabay xubnahan ayaa lagu socodsiiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble, iyadoo lagu cadeeyey in ogaansho ay ka heysato xafiiska madaxweyne Farmaajo. “Mudane…

Barcelona Oo Go’aankii La Sugayay Ka Gaarey Tababare Ronald Koeman –

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa go’aankii la sugayay ka gaadhay tababare Ronald Koeman oo tan iyo markii uu xilli ciyaareedku dhamaaday mustaqbalkiisa mugdi ku jiray, isla markaana u dhexeeyey in la eryo iyo in uu kusii negaado oo uu sii joogo kooxda.Koeman ayaa xagaagii hore yimid Barcelona isagoo waqtigaas iska soo casilay tababarenimada xulka qarankiisa Holland, waxaanu shaqada ka beddelay Quique Setien, hase yeeshee hal xilli ciyaareed kaddib waxa looga yeedhay xafiiska madaxweynaha kooxda, waxaana mar kale loo…

DAAWO YAABKAN: Maxaa Kala Qabsaday Didier Deschamps Iyo N’Golo Kante

N’Golo Kante ayaa kasoo habsaamay shirkii tababare Didier Deschamps iyo ciyaartoyda xulka qaranka France ee ka horreeyey, waxaana uu waqti dambe soo galay qolka shirku ka dhacayay oo ay kaliya ku sugnaayeen tababaraha iyo gacan-yareyaashiisa.Kante oo Sabtidii Chelsea kula soo guuleystay tartanka Champions League, ahaana hadal-hayntii ugu badnayd ee ka taagnayd fagaareyaasha ciyaaraha kaddib markii uu bandhig cajiib ah sameeyey.Laacibkan oo xiddiga garoonka kusoo guuleystay saddexdii kulan ee finalka Champions League iyo…

Daawo: DF oo war kasoo saartay rasaastii lagu furay madaxwey…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ka hadlay rasaas galabta lagu furay baabuur uu la socday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka ayaa sheegay in arrintaas ay aheyd shil oo aysan ku talo-gal aheyn, isla markaana loo xil saaray guddi soo baara sida ay wax u dhaceen, kaas oo uu horkacayo Taliyaha ciidanka Asluubta Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan. “Maanta waxaa dhacay shil dhex-martay ciidan Asluubta ka tirsan iyo ilaalada Madaxweynihii hore ee dalka Xasan…

QIIMAYN: Fursadda Uu Waddan Walba U Haysto Ku Guuleysiga EURO 2020 Oo

Tartanka Euro 2020 ee ay ahayd in sannadkii hore la qabto, waxa dib loogu dhigay sababta fayraska Korona dartii, laakiin waxa xidhiidhka kubadda cagta Yuruh ee UEFA uu go’aansaday in aan laga beddelin magaciisii asalka ahaa ee Euro 2020.Maalinta Jimcaha ee June 11 ayay bilaabmayaan ciyaaraha qaramada Yurub ee sannadkan, waxaana ka qayb-gelaya 24 waddan iyadoo la beddelay qaabkii hore loo ciyaari jiray oo ay si wada-jir ah u martigelinayaan 11 magaalo oo ku kala yaalla 11 waddan.Liisaska kama dambaysta ah ee xulalka ayaa UEFA…

One Major Side Effect of Drinking Alcohol If You’re Overweight,

Alcohol is an undeniably mixed bag when it comes to your health. While the occasional glass of red wine may have a protective effect on your cardiovascular health, alcohol consumption has also been linked to increased risk of certain ailments, from esophageal cancer to cirrhosis of the liver. For individuals who are overweight or obese, however, drinking alcohol may pose a particular health threat, according to a new study. A May 2021 study published in the European Journal of Clinical Nutrition found that, in examining data…

Manchester United Oo Diyaarisay Lambarrada Ay Xidhanayaan Raphael

Manchester United ayaa si xooggan u gelaysa suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga, waxaana ay qorshaynaysaa in ay lasoo saxeexato laba illaa saddex ciyaartoy oo isbeddel ku samayn kara safka kooxda, sarena usoo qaada awooddooda, si ay usoo yareeyaan farqiga u dhexeeyey Manchester City xilli ciyaareedkii dhowaanta dhamaaday.Tababare Ole Gunnar Solskjaer oo ay kooxdiisu kaalinta labaad kaga dhamaysatay horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkii hore, sidoo kalena ay finalka Europa League kaga qaadday Villarreal, waxa uu suuqa…

Xildhibaan la socday Xasan Sheekh oo ka hadlay ‘isku dayga d…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirkii hore ee amniga gudaha, Cabdirisaaq Maxamed oo sidoo kale ah mudane ka tirsan baarlamaanka, oo kamid ahaa mas’uuliyiintii la socotay kolonyadii la xabadeeyay ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay arrintaas. Cabdirisaaq ayaa isku-day dil ku tilmaamay rasaastii ay ku fureen ciidamada dowladda Kolonyo Gawaari ah oo la socotay Xasan Sheekh, xili ay marayeen ayaa ka hadlay dhacdadii…

Journalists start “disinformation lab” to limit the spread of fake news in

Journalists start "disinformation laboratory" to limit the spread of fake news in Somalia MOGADISHU, Somalia - The extent of fake news in Somalia could drop drastically following the launch of the "disinformation laboratory" aimed at revealing inaccurate news, especially at a time when the country is heading for an election that could define the country's fate. During the weekend, a media guard…

Xiddigaha Real Madrid Ee Ku Farxay Soo Laabashada Carlo Ancelotti Oo

Carlo Ancelotti ayaa kusoo laabtay Real Madrid oo uu ka beddelay Zinedine Zidane oo toddobaadkii hore iscasilay, waxaana uu ugu yimid Santiago Bernabeu qaar ka mid ah ciyaaryahannadii uu soo maamulay waqtigiisii hore ee uu tababaraha ahaa kooxdan.Ancelotti ayaa Real Madrid tababare u ahaa muddadii u dhaxaysay 2013 illaa 2015 oo uu u qaaday Champions League, waxaana markan horyaalla imtixaan ah in uu qabto shaqadii Zidane oo kale oo ku guuleystay 11 koob oo ay ku jiraan saddex Champions League, laba horyaal iyo koobab kale,…