HESHIIS DHAN: Liverpool Oo Saxeexeedii Labaad Ee Xagaaga
Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay dhammaystirtay saxeexa Fatawu Abdul Issahaku oo loo arko mid kamida xiddigaha da’yarta ah ee kasoo baxaya qaarada Africa kuwooda ugu wanaagsan.
Issahaku oo 17 sano jir ah ayaa kasoo baxay kooxda heerka labaad ee dalkiisa Ghana ee lagu magacaabo Steadfast FC, Reds ayaa la xusayaa inay heshiis shan sano ah ka saxeexdeen da’yarkaas.
Fatawu Abdul Issahaku ayaa ah mid ka ciyaara booska no.10-ka waxaana uu helay dalabaad badan oo uga yimid kooxo ree Yurub ah isaga oo qarka u fuulay…