Dad shacab ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay Jowhar – Caas…
Jowhar (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka askari ka tirsan ciidamada ammaanka HirShabelle uu dad shacab ahaa dil iyo dhaawac ugu geystay qeybo ka mid ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolkaasi.
Ilo deegaanka ah ayaa Axadle u sheegay in askariga ka dambeeyey falkaasi oo ka mid ah Booliska uu dilay qof ka mid ahaa dadka deegaanka, mid kalena uu dhaawacay.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in dilka…