Dani Alves Oo Shaaciyey Dalab Uu Ka Helay Premier League Oo Uu Ka
Halyeyga reer Brazil ee Dani Alves ayaa soo bandhigay dalab uu ka helay horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League oo uu iska beer-darreeyey, kaas oo uu illaa hadda ka qoomamoonayo in uu ka faa’iidaysan waayey.Dani Alves waxa uu ku guuleystay wax walba oo heer kooxeed ah, waxaana uu hoggaaminayaa liiska ciyaartoyda ugu koobabka badan dunida, isagoo ka ciyaaray saddex ka mid ah horyaallada waaweyn. LaLiga, Serie A iyo Ligue 1 ayuu hantiyey, waxa kale oo uu ku guuleystay Champions League waqtigii uu joogay Barcelona,…