Aqriso: Shan arrimood oo uu ballan-qaaday Cabdikariim Axmed …
Hargeysa (Axadle – Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa shalay ugu dambeyntii Maayirka Axadle u doortay Cabdikariin Axmed Mooge oo ka tirsan xisbiga mucaaradka Wadani, xilkaas oo maalmihii dambe si weyn la’isugu hayay.
Cabdikariin Mooge ayaa ahaa musharraxii ugu codadka badnaa doorashooyinkii dhowaan ka dhacay deegaanka Gobaladda Waqooyi, gaar ahaan kuwii golayaasha deegaanka, wuxuuna helay codad kor u dhaafay 26-kun.
“Illaahay…