Wariyeyaal ka tirsan BBC oo shaqada laga joojiyay oo u dacwo…
Nairobi (Axadle) – Sida uu qoray wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalda Nairobi, laba kamid ah wariyeyaasha ka howlgala laanta af Soomaaliga ee BBC-da oo xaruntoodu tahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maxkamad ku taalla dalkaasi u gudbiyay dacwad ka dhan ah xafiiska BBC
Maamulka idaacadda BBC-da ayaa shaqada ka joojiyay wariyeyaasha Maxamuud Cali Maxamed iyo Bashiir…