Paul Merson Oo Soo Xushay Shaxda Abid Ugu Fiican Xulka England, David
Taageeraha caanka ah ee kooxda Arsenal ahna suxufiga ree England ee Piers Morgan ayaa soo doortay shaxda abid ugu fiican xulka qaranka England isaga oo boos u waayay ciyaaryahano waaweyn oo halyeeyo looga tix geliyo dalkaas.Shaxda uu doortay Morgan ayay kasoo muuqdeen ciyaaryahano laga xusi karo Paul Gascoigne, Gary Lineker iyo Sir Bobby Charlton halka ay boos ka waayeen ciyaaryahano laga sheegi karo David Beckham iyo Steven Gerrard.Piers Morgan oo bartiisa Twitter-ka ku doortay shaxdaas kahor kulankii England vs Croatia…