Thiago Silva Oo Dhaawac Ay Chelsea Ka Naxday Kaga Baxay Finalka

Thiago Silva oo ooyaya ayaa ka baxay garoonka daqiiqaddii 38aad ee qaybta hore, kaddib markii uu dhaawac kasoo gaadhay muruq xilli ay kubadda wada boobayeen Phil Foden.Difaaca reer Brazil oo hoggaaminayay khadka dambe ee Chelsea ayay isku dhaceen Foden xilli ay boodhsanaayeen oo ay kubbad madax ah wada boobayeen, taas oo uu ku guuleystay. Silva ayaa awoodi waayey in uu sii wato ciyaarta, waxaana uu fadhiistay dhulka isagoo wajiga dhulka dhigay, isla markaana oohin qabsaday.Ka hor intii aan la saarin, Silva ayaa muujinayay…

the controversy over the nationality of Moïse Katumbi

In the Democratic Republic of Congo, the question of nationality to be president arose again two and a half years from the end of Felix Tshisekedi's term. Noël Tshiani made a bill according to which "can only be a candidate for the President of the Republic who is born of a Congolese father and mother". A topic of particular concern for Moïse Katumbi's camp, whose nationality has already been the…

DAAWO: Bruno Fernandes Oo Isagoo Qiiraysan Canaanaya Garsooraha

Kaamirooyinka garoonka Polsat Plus Arena Gdansk ee ay ka dhacday ciyaartii finalka Europa League ayaa qabtay Bruno Fernandes oo canaananaya garsooraha waqtigii nasashada, isagoo ku eedeeyey in uu waqti badan ku luminayo go’aamo ay tahay in uu si fudud u qaato.United ayaa saddex daqiiqadood sugaysay VAR, sidoo kalena Juan Foyth ayaa waqtiga luminayay, isagoo dhaawac madaxa ka qaba oo istuurayay.Fred oo beddel kusoo galay ayaa la maqlayay isagoo ciyaartoyda kooxda ku eedaynaya inay ogolaadeen in Gerard Moreno uu gool jilicsan…

Dacwaddii lagu soo oogtay Matt Bryden iyo ajaaniibta kale…

Muqdisho (Axadle) – Warqad ka soo baxay maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in maanta loo fariistay dacwado loo heysto ilaa lix qof oo afar kamid ah ay ajaanib yihiin, kuwaas oo la doonayey in dacwadooda la qaado iyaga oo maqan. Eedeysanayaashaan oo ay horay ugu yeertay maxkamadda gobolka Banaadir ayaa dhamaantood ah shaqaalaha iyo aas-aasayaasha shirkadda Sahan Research, waxaana loo heystaa falal ay ka mid yihiin faafinta xogaha amaniga…

Wasiir Cabdi Waayeel oo ka hor-yimid xil ka-qaadista

Dhuusamareeb (Axadle) – Wasiirkii uu maanta xil ka qaadista ku sameeyey madaxweyne ku xigeenka Galmudug ee arrimaha gudaha maamulkaas Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) ayaa sharci darro ku tilmaamay tallaabadii xilka looga qaaday. Cabdi Waayeel oo wareysi siiyey TV-ga Dalsan ayaa sheegay in sharciga u yaalla Galmudug uu qorayo in madaxweyne ku xigeenku awood u leeyahay inuu shaqada ka joojiyo wasiirka oo kaliya, balse uusan xilka ka qaadi karin. “Madaxweyne ku xigeenku waxa uu leeyahay shaqo ka joojin, laakiin xil…

Cabdi Waayeel oo ka hor-yimid xil ka-qaadistii lagu sameeyey…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wasiirkii uu maanta xil ka qaadista ku sameeyey madaxweyne ku xigeenka Galmudug ee arrimaha gudaha maamulkaas Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) ayaa sharci darro ku tilmaamay tallaabadii xilka looga qaaday. Cabdi Waayeel oo wareysi siiyey TV-ga Dalsan ayaa sheegay in sharciga u yaalla Galmudug uu qorayo in madaxweyne ku xigeenku awood u leeyahay inuu shaqada ka joojiyo wasiirka oo kaliya, balse uusan xilka ka qaadi…

Shaxda Rasmiga Ah Man City vs Chelsea – Yaa Kusoo Bilowday Yaase

Manchester City iyo Chelsea ayay ciyaartoydoodu ku sugan yihiin garoonka Do Dragao ee magaalada Porto, halkaas oo ay ka dhacayso ciyaarta finalka Champions League ee ay labadan kooxood iskugu soo hadheen.City ayaa markii ugu horreysay timid finalka, waxaanay rajaynaysaa in ay rumayso riyadeeda ah in markeedii ugu horreysay ay qaaddo koobkan, kuna darsato labadii koob ee hore ee ay xilli ciyaareedkan kusoo guuleysatay ee Premier League iyo Carabao Cup.Chelsea oo sannadkii 2012 koobkan ku guuleysatay ayaa iyaduna markeedii…

Isbeddelka Ku Dhacay Liiska Mushaharooyinka Ciyaaryahanadda Real Madrid

David Alaba ayaa noqday ciyaartoyga saddexaad ee ugu mushaharka badan Real Madrid, kaddib markii uu shalay qalinka ku duugay heshiis si bilaash ah uu kooxdaas ugu soo biirayo.Alaba ayaa waxa kaliya oo ka mushahar badan Gareth Bale oo inkasta oo uu amaah ku maqan yahay haddana £600,000 Gini toddobaadkii ka xoogsada Real Madrid iyo Eden Hazard oo usbuucii qaata £416,000 Gini, halka David Alaba uu isaguna qaadan doono £412,000 Gini.Difaacan reer Austria ayaa waxa uu £100,000 Gini ka mushahar badnaanayaa kabtanka kooxda ee…

A Shocking 50% of Americans Still Don’t Wash Their Hands Before

Hand-washing, hand-washing, hand-washing: It's one of the most powerful ways you've heard health experts say we can avoid the spread of germs and infections, like COVID-19. And with summer—the season with the highest food poisoning rates—upon us, good hand hygiene is critical. However, a water purifying brand recently conducted a survey of consumers across the country to find some pretty unappetizing trends in our most recent hand-washing habits. Keep reading to learn what the Puronics survey uncovered about America's spotty…