Sanbaloolshe oo sharaxay sida Farmaajo uga shaqeeyey khilaaf…
Muqdisho (Axadle) – Taliyihii hore ee Hey’adda Nabad-sugida NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiia dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka shaqeeyey inay dhexdooda isku soo jeestaan xubnihii mucaaradka ahaa ee sida wadajirka ah uga soo horjeeday nidaamkii Farmaajo.
Sanbaloolshe oo la hadlay Telefashinka Universal ayaa sheegay in xubnaha mucaaradka ay noqdeyn jabhado aakhiritaankii dhexdooda…