Xabi Alonso Oo Soo Xushay Shaxdiisa Riyada Ee Shan Geesoodka Ahaa Iyo

Xiddigii hore ee khadka dhexe uga ciyaari jiray Liverpool, Actual Madrid iyo Bayern Munich ee Xabi Alonso ayaa soo xushay shaxdiisa riyada ee shan geesoodka ah, waxaana kasoo muuqda halyeeyo magac weyn ku leh kubadda cagta oo xulashadooda aanay wax dood ahi ka imanin.Halyeyga reer Spain ayaan liiska xiddigaha uu soo xushay waxa uu kusoo daray Diego Maradona oo aanu waligii ka garab ciyaarin laakiin uu taageere weyn u ahaa xilligii uu yaraa.Alonso oo waqtigan ah tababaraka kooxda da’yarta ee Actual Sociedad oo ah halkii uu…

Liverpool’s defenders present injury replace

Liverpool famous person Virgil van Dijk has shared a video of herself reinforcing her comeback from critical damage.The 29-year-old defender has missed the vast majority of the Purple's dismal title protection after being injured in his entrance cruciate ligament in his proper knee after that collision with Everton goalkeeper Jordan Pickford within the Merseyside derby in October.? pic.twitter.com/iLhC1klx0L- Virgil van Dijk (@VirgilvDijk) April 29, 2021The Dutchman's absence from Purple's beginning XI has been additional…

Messi makes choices concerning the future

Lionel Messi has taken step one in the direction of staying in Barcelona subsequent season, after his father informed membership president Joan Laporta that he now not needs to go away. Messi's father Jorge acts as trustee and consultant and was closely concerned within the fallout a 12 months in the past when the participant declared that he needed to go away and submitted a switch request.It was blocked on the time by former president Jose Maria Bartomeu and Messi was pressured to remain on the membership towards his will.…

Rikoodh: Goolkii Uu Riyad Mahrez Ka Dhaliyey PSG Oo Baal Dahab Ah Ka

Goolkii uu Riyad Mahrez guusha ugu horseeday Manchester Metropolis kulankii xalay ay ku garaaceen PSG, ayaa abaal dahab ah ka galay taariikhda kubadda cagta, kaddib markii uu ku barbarreeyey rikoodh cajiib ah.Riyad Mahrez ayaa saxeexay goolka labaad ee  kooxdiisa oo ahaa laad xor ah oo daqiiqaddii 71aad uu hoggaanka ugu dhiibay Manchester Metropolis, iyadoo uu shan daqiiqadood ka horna goolka barbarraha u keenay Kevin de Bruyne, waxaanay sidaas Manchester Metropolis 2-1 ugaga badisay PSG oo garoonkeeda joogtay.Laacibkan…

Xigasho: Qatar oo ergo usoo dirtay Muqdisho waxayna umuuqataa inay iska fogeyneyso DF

Muqdisho (Axadle) - Dowladda Qatar ayaa dhowaan ergey gaar ah u soo direysa Soomaaliya taasoo qeyb ka ah dadaallada ay ku dooneyso inay miiska wadahadalka ku keento madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday iyo daneeyayaasha siyaasadda, sida ay ogaatay Axadle. Sida laga soo xigtay ilo diblomaasiyadeed, wakiilka cusub ee Qatar u qaabilsan Soomaaliya Dr. Mutlaq bin Majed al-Qahtani, oo ahaa ninkii hogaaminayay wadahadaladii uu Mareykanku horkacayay ee lala galay Taalibaan. Wakiilka cusub oo la magacaabi doono bilowga isbuuca cusub…

Sunil Chhetri presents Twitter handles to struggle the COVID-19 disaster

As India continues to strive to fight the catastrophic Coronavirus disaster, their nationwide soccer workforce captain Sunil Chhetri has supplied his assist to the trigger by posting entry to his social media to assist individuals in want.Many Indian soccer golf equipment throughout the nation have gathered to assist the native individuals round them who're in determined want of necessary sources.Chhetri took to social media and despatched this message to do his half on this time of want within the nation. In this manner,…

Manchester Metropolis’s finest performances underneath Pep Guardiola

Manchester Metropolis's unimaginable success over the previous season could have been considerably underestimated - merely as a result of of the assets they've at their disposal. Nonetheless, it shouldn't be as straightforward because it seems on paper, and Guardiola deserves reward for not solely fastidiously assembling a facet that's so extremely gifted and balanced, but additionally for taking Metropolis to the subsequent degree within the soccer ladder.He has performed it in a pleasant method too. And no, not by…

Sawirro: Rooble, Qoor iyo Guudlaawe oo la kulmay ganacsatada Muqdisho

Muqdisho (Axadle) - Kusimaha Ra’isul wasaaraha dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay qaar kamid ah ganacsatada gobolka Banaadir, kadib dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Caasimadda Muqdisho. Kulankan waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Madaxweynayaasha Galmudug iyo HirShabeelle oo dhawaan ka horyimid muddo kordhinta ay Baarlamaanku u sameeyeen Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday. Waxaa looga hadlay kulankaan sidii ganacsatada uga qeyb qaadan laheyd kaalinteeda ku aadan xoojinta  …

Kaddib Dhaawacii Carvajal, Maxaa Ka Dhacay Garoonka Tababarka Actual

Actual Madrid ayaa heshay battle aanay ku farxin oo u xaqiijiyey in difaaca midig ee reer Spain ee Dani Carvajal uu soo gaadhay dhaawac kale saddex kulan oo kaliya markii uu ciyaaray, waxaana uu dhaawaciisa cusub oo muruqa ah ku maqnaan doonaa inta ka hadhay xilli ciyaareedka.Carvajal ayaa xilli ciyaareedkan ay dhaawacyo daashadeen, waxaana kaliya uu kooxdiisa ugu soo bilowday 15 ciyaarood, waxaase Los Blancos oo ay kulamo xaasaasi ah kusoo beegan yihiin aanay sidoo kale haysanin Lucas Vazquez oo booskaas ka ciyaarayay inta…