Chelsea Oo Heshay Jawaabta Dalabkii Ay Ka Gudbisay Achraf Hakimi –
Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa diidday dalab £56 milyan oo Gini ah oo ay Chelsea ka gudbisay difaaca midig ee reer Moroco ee Achraf Hakimi.Xiddiga difaaca midig ee Inter Milan ee Achraf Hakimi oo ay da’diisu tahay 22 jir ayaa tiir-dhexaad u ah dagaalka suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, kaddib hal xilli ciyaareed oo uu wacdaro dhigay oo uu u dheelay Inter Milan oo uu horyaalka Serie A kula guuleystay.Inter Milan ayaa fasaxaysa dersin ciyaartoydeeda waaweyn ah xagaagan, si ay iskaga fudaydiso deynta faraha badan ee…