Wararkii ugu dambeeyey shirka Muqdisho iyo qabanqaabada saxi…
Muqdisho (Axadle) – Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka socoto diyaar garowga loogu jiro munaasabad lagu saxiixayo heshiiska doorashada oo ay si wadajir ah u gaareyn Ra’isulwasaaraha xukuumadda xir-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda Maamul Goboleedyada.
Xafladda ayaa la filayaa in Maalinta Berri oo khamiis ah lagu qabto teendho ku taalo xarunta Afisyooni, waxaana la filayaa inay kasoo qeybgalan saxiixayaasha heshiiska,…