the French president threatens to withdraw his

Emmanuel Macron threatens to withdraw the French military if Mali moves in the direction of radical Islamism. In an interview with JDD, the French head of state also confirms his connection to the transition process after what he has already described as an "unacceptable coup". These remarks come when West African leaders meet to decide the thorny issue of their response to the second coup by the Malian…

Price fixed for Roma goal Xhaka

Arsenal have set a asking price of 20 million euros for AS Roma's transfer target Granit Xhaka, after I Giallorossi made a bid of 13 million euros for Switzerland international. The 28-year-old is allowed to leave north London at the right price during the summer and is the new Roma boss Jose Mourinho's top priority for the upcoming transfer window. The Italian giants have already tested the waters with an opening bid, but they saw their progress backfire.According to La Gazzetta, however, the two clubs are not that far…

Maxay Tahay Sababta Ay Man United Iyo Liverpool Ugu Dabaaldegeen

Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ayaa ahaa kuwo ay xalay dani ugu jirto guushii ay kooxda Chelsea kasoo hoysay UEFA Champions League oo ay kaga guuleysatay dhigeeda Manchester City ciyaar magaalada Porto ka dhacday.Danta ugu jirtay United iyo Liverpool ayaa ahayd in ay xilli ciyaareedka dambe wajihi karaan kooxo aan aad u xooganayn iyaga oo ka badbaaday badi kooxihii awood ahaan badnaa.Guushaas oo ahayd mid 1-0 ah oo ay Chelsea ku heshay xiddigeeda Kai Havertz ayaa ka dhigan inay markii labaad taariikhdeeda ku…

R/W Rooble oo magacaabay guddi baaritan ku sameeya xubnaha g…

Muqdisho ( Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka dalka, kaasi oo sabab u ahaa is-mari waagii dhowaan heshiiska laga gaaray doorashooyinka. Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil saaray in ay ka warbixin keenan guddiga lagu muransan yahay doorashada iyo iyo xubnaha cabashada laga qabo. weli lama shaacin magacyada…

Rooble oo magacaabay guddi baaritan ku sameeyo xubnaha guddi…

Muqdisho ( Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa guuddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka . Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil saaray in ay ka warbixin keenan guddiga lagu muransan yahay ee doorashada . Guddiga la magacabay ayaa laga sugayaa inay soo xaqiijiyeen oo ay caddeeyan xubno ku dhow illaa 20 oo la sheegay inay kamid ahaayeen Shaqaalaha Madaxtooyad,…

demonstration following US sanctions

One week after the imposition of US sanctions on Ethiopia, Addis Ababa is mobilizing and countering. Tens of thousands of Ethiopians have expressed their dissatisfaction with the government's call. On the capital streets, the slogan was: "Hands off Ethiopia". as reported from Addis Ababa, Noé Rochet-BodinUS sanctions come…

Kane Mise Sancho? Man United Oo Go’aamisay Xiddiga Ay Saxeexiisa

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay kala dooratay xiddigaha lala xidhiidhinayo ee Jadon Sancho oo garab weerar uga ciyaara Borussia Dortmund iyo weeraryahanka dhexe ee Tottenham ee Harry Kane.Solskjaer ayaa bilaabay shaqada kooxdiisa ee xilli ciyaareedka dambe kaddib markii kulankii ugu dambeeyay xilli ciyaareedkii dhammaaday lagaga guuleystay UEFA Europa League.Ole ayaa qorshe cusub la dajiyay agaasimaha suuqa ee cusub ee John Murtough waxaana ay gabi ahaanba ka reebeen Harry Kane sida ay sheegayaan…

closure of Dja FM radio, the oldest

In Chad, the oldest private radio station has stopped broadcasting. In the face of an acute financial crisis in connection with the effects of Covid-19, Dja FM no longer broadcasts, since 27 May, after a power outage that destroyed several components in the transmitter. as reported from Ndjamena, Madjiasra NakoDue to power…

Lacagtu Champions League Ma Goyso!! – Akhriso Lacagta Uu Guardiola

Tababare Pep Guardiola ayaa xalay lumiyay fursad weyn oo uu ugu guuleysan karayay Champions League markale ciyaartii ka dhacday Estadio Do Dragao halkaas oo ay Chelsea guul 1-0 ah kaga gaadhay.Kooxda tababare Thomas Tuchel ayaa bil gudaheed dhigeeda uu Guardiola hoggaanka u yahay saddex tartan oo kala duwan saddex guulood kaga gaadhay iyaga oo xalay guushii uu Kai Havertz ku hoggaamiyay CL ku helay.Tan iyo magacaabistii Guardiola ee 2016, Manchester City ayaa qabsatay kubadda cagta England iyaga oo kusoo guuleystay saddex…

Sawiro: Banaanbax looga so horjeedo Mareykanka oo ka socda A…

Addis Ababa (Axadle) – Kumannaan dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka axadle dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Bannaanbaxan ayaa looga soo horjeedaa sida ay sheegeen dowladaha shisheeye ee farogelinta ku haya arrimaha gudaha Itoobiya iyo horumarka dalkaas. Dibadbaxayaasha ayaa sidoo kale sitay boorar lagu taageerayo biyox-reenka lagu muransan yahay ee ay Itoobiya ka dhiseyso…