Qaramada Midoobay oo shaacisay ‘xaalad halis ah’ oo ka taaga…
Addis Ababa (Axadle) – Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu shaaciyey in 350,000 oo qof ay ku nool yihiin xaalad aad u daran oo ka jirta gobolka Tigray oo dagaaladii u dambeeyay aafeeyeen iyo sidoo kale gobolada kale ee deriska la’ah ee Amxaarada iyo Canfarta.
Madaxa arrimaha bini’aadanimada ee Qaramada Midoobay, Mark Lowcock ayaa sheegay in waqooyiga Ethiopia ay ka jirto macaluul daran, taasi oo ay sababeen dagaaladii iyo…