Somalia: Efforts high before North Western State of Somalia’s election results

Somalia: Efforts high before Somaliland's election results HARGEISA, Somalia - Somaliland's main political parties are eagerly awaiting the outcome of Monday's election, which was closely monitored by a host of stakeholders, including observers, mainly from Africa, with few or no government representatives around the world. North Western of SomaliaElection Commissioner Abdirashid Mohamud Ali…

CR7 Oo Old Trafford Ku Jeeda, Real Oo Heshay Tababaraheeda Cusub,

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa si xowli ah ku socda iyadoo kooxaha Yurub ay isku diyaarinayaan xilli ciyaareedka soo socda, waxaa durba jira heshiis la dhameystiray halka xiddigo waa weyn la filayo inay kooxo cusub u wareegaan xagaagan.Hadaba waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa saaka wararkii ugu danbeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee ay qoreen wargeysyada.Manchester United ayaa si dhab ah uga fiirsaneysa inay dib u la soo saxiixato xiddiga Juventus iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo oo 36 sanno jir ah, waxaana…

Galmudug oo kala dirtay guddigii farsamada ee golayaasha dee…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa ugu dambeyn kala dirtay guddigii dhismaha golayaasha deegaanka ee maamulkaasi, kadib markii uu khilaaf xoogan ka dhashay dhismaha golaha deegaanka ee degmada Balanballe oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Qoraal kasoo baxay xafiiska siihaya xilka wasiirka arrimaha gudaha maamulka Galmudug, ahna wasiir ku xigeenka isla wasaaradaasi, Mudane Axmed…

Djibouti extradits TPLF fighters to Ethiopia for trial

Djibouti extradits TPLF fighters to Ethiopia for trial DJIBOUTI - Djibouti has reportedly handed over a number of Tigray People's Liberation Front is fighting for Ethiopia, state media Fana reports, in what could further trigger hostilities between Addis Ababa and Mekele that have been in conflict. Since November 2020, Ethiopia's national defense force has set up tents in the Tigray region in…

Wajigabaxii Ku Dhacay Willian Markii Ay Chelsea Qaaday Champions

Willian ayaa wajigabax la kulamy ka dib hadal ka tagay markii uu u saxiixayay Arsenal taasoo haatan dharbaaxo ku noqotay.Xiddiga garabka ka ciyaara ee reer Brazil oo 32 sanno jir ah ayaa ka tagay Chelsea una wareegay Emirates Stadium xagaagii la soo dhaafay.Taageerayaasha ayaa wax badan ka filanayay xiddigaan ka dib markii uu wacdarro dhigayo kulankiisii ugu horeysay ee Gunners laakiin weeraryahanka ayaa kaliya sameeyay lix caawin xilli ciyaareedka oo dhan isagoo dhaliyay kaliya hal gool kulankii ugu danbeeyay ee xilli…

Sirdoonka Turkey ee MIT oo howlgal culus ka fuliyey Kenya – …

Nairobi (Axadle) – Sirdoonka Turkey ee MIT ayaa dalka Kenya ka fuliyey howgal ay kusoo xireen wiil uu adeer u yahay Fethullah Gulen, sidaa y Isniintii sheegeen qoyskiiska iyo warbaahinta Turkey. Ankara ayaa ku eedeysay Fethullah Gulen inuu yahay maskaxdii ka dambeysay afgambigii dhicisoobay ee Turkey ka dhacay 2016-kii, kaasi oo ay ku dhinteen boqolaal qof, kumanaan kalena lagu dhaawacay.  Wixii markaas ka dambeeyey Turkey ayaa xirtay kumanaan qof…

Abramovich Oo Qalinka Ku Duugay 200 Milyan Oo Chelsea Ay Seddex Xiddig

Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa la siin doonaa lacag gaareysa 200 milyan ginni uu qarashgareeyo xagaagan iyadoo macalinka reer Jarmal uu ugu yaraan doonayo inuu lacagtaas ku soo xerogeliyo seddex laacib oo aan kala dhicin.Tuchel ayaa Chelsea ku hogaamiyay koobka Champions League Sabtidii iyagoo 1-0 kaga badiyay Manchester City finalkii ka dhacay magaalada Porto, taasoo keentay in qandaraaskiisa uu kordho madaama uu dhici lahaa xagaaga danbe.Chelsea ayaa qarashgareysay 220 milyan ginni xagaagii la soo dhaafay, laakiin…

The volcanic lexicon – Life here

The Nyiragongo eruption and the earthquakes that followed it are at the heart of all conversations in the Democratic Republic of Congo: on the radio, in the newspapers or on the streets, we hear the words "volcano", "lava" all day, "eruption" or "earthquake" on the four national languages ​​(Lingala, Kikongo, Swahili and Tshiluba), but each one expresses them differently. .

the coordination of Azawad movements wants

Following the second coup in Mali, the CMA decides to "not follow the current transition without a guaranteed compromise on its priorities." Present in the First Transitional Government and the Transitional National Council, the Legislature, the Coordination of Azawad's Movements (ex-Rebel CMA), calls for the effective application of the provisions of the Alliance's Peace and Reconciliation Agreement…

Kenya takes frustrations to diplomats over airspace closure, Somalia

Kenya is taking frustrations with diplomats over airspace closure, Somalia says MOGADISHU, Somalia - Somalia has not formally announced plans by Kenya to close the airspace completely due to alleged misuse of humanitarian planes and those transporting medical workers to Somalia, senior Mogadishu officials have claimed, just one day after Nairobi issued a statement. According to Mogadishu, Kenya…