Daawo: Gabar lagu la’aa Muqdisho oo meydkeeda laga dhex hela…

Muqdisho (Axadle) – Gabar yar oo muddo laba maalin ah la raadinayey ayaa ugu dambeyntii Maanta meydkeeda laga helay digsi weyn oo yaalla qol kamid ah gurigii ay ku nooleyd oo ku yaalla degmada Dharkeynley ee Caasimadda Muqdisho, gaar ahaan waaxda Kaawo Godey. Gabadha meydkeeda la helay oo labadii maalmood ee ugu dambeysay nolol iyo geeri laga baafinayey baraha Bulshada ayaa waxaa lagu magacaabaa Nafisa Cumar Cabdullaahi, waxaana meydkeeda laga…

Libya’s reconciliation forum aims to pave the way

The Libyan National Reconciliation Commission opened its founding forum on Monday in the capital Tripoli with the participation of representatives from the UN and the European Union in the hope of paving the way for general elections at the end of the year. The forum was attended by Libya's senior officials, including both Vice-Presidents of the Presidency, Musa al-Koni and Abdullah al-Lafi; Minister of Justice Halima Ibrahim and Minister of Expulsion Ahmed Abu Khuzam - according to a written statement…

Somalia’s opposition leaves names for “unwanted” election committees

MOGADISHU, Somalia - The presidential candidate union has submitted the names of at least 20 individuals accused of being state agents in the election committee, whom they accuse of planning to rig upcoming elections in the Horn of Africa. Somalia's political leaders signed a negotiating pact a week ago and elections are expected to take place within the next sixty days. Prime Minister Mohamed Hussein Roble was instructed to ensure that the exercise is free, fair and transparent. But even before the events begin, the…

Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyey Al-Shabaab oo ka dhaca…

Beledweyne (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ee batamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyey ciidamada milatariga Soomaaliya iyo Al-Shabaab uu ka dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka Buulo-Burte iyo Jalalaqsi. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen fariisimo ay Al-Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka Ceelbacad ee gobolka Hiiraan, waxaana ka dhacay dagaalka foolka fool ah oo…

Arsenal Oo Ka Baxday Saxiixa Goolhayihii Ay Ku Bedeli Laheyd Bernd

Arsenal ayaa lagu qasbay inay ka laabato qorshaha saxiixa goolhayaha kooxda Brentford oo lagu magacaabo David Raya madaama kooxda Brentford ay u soo baxday Premier Leavue.Gunners ayaa isha ku heysay goolhayahaan xilli ciyaareedkan oo dhan iyadoo uu ku taliyay in la soo xerogeliyo tababaraha goolhayayaasha Gunners Inaki Ryan.Goolhaye David Raya ayaa qandaraaskiisa Brentford waxaa lagu burburin karay 10 milyan ginni haddii ay Brentford ku guuldareysan laheyd inay u soo baxdo Premier League taasoo ay Arsenal ka warqabtay.Si…

Uganda’s minister’s daughter, driver killed in

Firearms fired at a car carrying a Ugandan government minister on Tuesday, injuring the former army commander and killing his daughter and driver, an army spokesman and local media reported. Four motorcyclists opened fire on a vehicle with General Katumba Wamala, Minister of Labor and Transport, in the Kampala suburb of Kiasasi, the local television station NBS reported. Pictures circulating on social media showed Wamala with his mouth open, in obvious distress next to the car and his light pants…

Arsenal & Raheem Sterling Oo Hawada Iska Helay & Heshiis Weyn Oo U

Arsenal ayaa hogaamineysa tartanka saxiixa Raheem Sterling iyadoo heshiiskaan uu meesha ka saari karo heshiiska uu Harry Kane ugu wareegayo Manchester City.Xiddiga garabka ka ciyaara ee Ingariiska oo 26 sanno jir ah ayaa booskiisa Manchester City waayay bilihii ugu danbeeyay ka dib markii uu soo baxay Phil Foden.Madaama uu Sergio Aguero si xor ah ugu wareegay Barcelona, Guardiola ayaa doonaya inuu la soo saxiixdo weeraryaahn cusub oo ugu danbeyn ka caawiya kooxdiisa ku guuleysiga Champions League ka dib markii koobka laga…

Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Uganda oo lagu weeraray …

Kampala (Axadle) – Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Uganda, horeyna u ahaa talyihii ciidanka difaaca ee dalkaasi, Gen. Katumba Wamala ayaa saaka lagu weeraray bartamaha magaalada Kampala, gaar ahaan xaafadda Kisota, isagoo kasoo baxay gurigiisa. Gaariga wasiirka ayaa waxaa lagu soo warramayaa in rasaas xoogan oo khasaare dhalisay lagu furay, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac. Sida ay xaqiijiyeen laamaha ammaanka ee Kampala waxaa weerarkan…

On the front page: Laurent Gbagbo’s return becomes clearer

"The Secretary-General of the Ivorian Popular Front, Assoa Adou, lifted the veil on the day he returned to Abidjan for former President Laurent Gbagbo. Infodrome. It was yesterday during the anniversary ceremony for the former president's 76th birthday, a ceremony organized by the women of Offpi, the FPI's women's organization, in the triangle space in the city of Cocody. To believe that, Assoa Adou, the founder of FPI, will…

Hal Sharuud Kaliya Ayaa Ku Xiran Inuu Cristiano Ronaldo Xagaagan Ku

Cristiano Ronaldo ayay u badan tahay inuu isaga tago Juventus xagaagan sida ay sheegayaan wararka Talyaaniga ka soo baxaya.Weeraryahanka oo 36 sanno jir ah ayaa si xoogan loola xiriirinayaa inuu ku laabanayo kooxdiisa hore ee Manchester United laakiin PSG ayaa sidoo kale weli xiiseyneysa.Saaxiibtiisa Georgina Rodriguez ayaa dhawaan sheegtay in ninkeeda uu sii joogayo Turin balse waxay u muuqataa in xaalada ay sidaasi ka duwan tahay.Xaqiiqdiina waxaa sii kordhaya suurtogalnimada uu Ronaldo kaga tagi karo Talyaaniga xagaagan…