Manchester United Oo Qarka U Saaran Saxeexa Raphael Varane Xilli
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa wada-hadallo meel fiican maraya kula jirta difaaca Real Madrid ee Raphael Varane, kuwaas oo la filayo inay midho-dhal noqdaan oo lasoo gabogabeeyo xagaagan.Difaaca reer France oo qandaraaskiisa Real Madrid ku egyahay 12 bilood kaddib ayaa iska diiday dalab heshiis cusub oo laba sannadood ah iyo sannad saddexaad oo dookh siinayay kooxda oo ay Los Blancos u bandhigtay, taas oo ka dhigan inuu mar horeba go’aansaday inuu iskaga tago Santiago Bernabeu.Sida uu qoray wargeyska Daily…