De Bruyne, Foden mise …? Waa Kuma Xiddiga Man Metropolis Ee Ka

Arsene Wenger ayaa qirtay in uu ka cadhooday mid ka mid ah ciyaartoyda Manchester Metropolis intii ay socotay ciyaartii semi-finalka Champions League ee xalay ay kaga adkaadeen PSG.Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain oo lugtii hore ee magaalada Paris lagaga soo badiyey 2-1 ayaa waxa xalayna loogu sii daray guul-darro kale oo 2-0 ah, taas oo Manchester Metropolis ay ugu gudubtay finalka Champions League markii ugu horreysay taariikhda.PSG ayaa labadii ciyaaroodba ku dhamaysatay min 10 ciyaartoy, waxaana kulankii hore…

Dagaal culus oo ka qarxay magaalada Beledweyne iyo wararkii ugu dambeeyay – Axadle

Baladweyne (Axadle) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay banaan bax rabshado wata. Dagaalka ayaa ka qarxay magaalada Beledunur ee galbeedka magaalada Baladweyne kadib markii ay isku dhaceen labo maleeshiyo beeleed. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu sababay dhimasho oo isugu jira dhimasho iyo…

TAARIIKH: Riyad Mahrez Oo Rikoodh Cusub Dhigay, Mid Kalena Ka

Xiddiga Manchester Metropolis ee Riyad Mahrez oo laba gool u dhaliyey kooxdiisa kulankii ay xalay ku garaaceen PSG ayaa dhigay rikoodh cusub, isagoo mid kale oo uu haystay Sadio Mane barbarreeyey.Mahrez ayaa kooxdiisa u diray finalka tartanka Champions League oo markii ugu horreysay taariikhda ay gaadhay, waxaana Pep Guardiola iyo xiddigihiisu ay ku riyoonayaan in ay ugu dambayn kooxdan ku hoggaamiyaan Champions League oo aanay waligeed hore u qaadin.Laba gool oo uu xalay saxeexay iyo mid uu toddobaadkii hore guusha ugu…

Waa Kuma Xiddiga Uu Ka Baqanayo Toni Kroos Ee Chelsea Ugu Soo

Chelsea ayaa rajaynaysa in ay u gudubto finlka Champions League markii ugu horreysay tan iyo 2012 laakiin wax aka horreysa Actual Madrid oo ay tahay in ay meel iska saarto, haddii kalena kooxda reer Spain ayaa garoonka Ataturk Olympic Stadium ee magaalada Istanbul kula ballami doonta Manchester Metropolis.Labada kooxood oo kulankoodii toddobaadkii hore kusoo dhamaystay barbarro 1-1, waxay Chelsea kusoo gudbi kartaa barbarro goolal la’aan ah iyo in ay badiso intaba, laakiin haddii laga badiyo, amaba ay ku kala baxaan barbarro…

Hordhac: Chelsea vs Actual Madrid – Midkooda Finalka Ugu Tegaya Metropolis,

Chelsea iyo Actual Madrid ayaa caawa ku ballansan lugta labaad ee semi-finalka Champions League oo ay ku wada ciyaarayaan garoonka Stamford Bridge ee magaalada London.Kulankii hore ee Estadio Alfredo Di Stefano ayay labada kooxood kusoo kala baxeen barbarro 1-1 ah, waxaana goolka la hormartay Chelsea oo uu waqti hore u dhaliyey Christian Pulisic, waxaase isla qaybta hore barbarreeyey Karim Benzema oo gool qurux badan dhaliyey.Labada kooxoodba waxay kulamadii horyaalladooda maxalliga ah ee toddobaadkan kusoo badiyeen min 2-0,…

Wareysi: Gudoomiyaha Gudiga Amniga Qaranka oo ka hadlay qorshayaashooda – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Guddi saraakiil ah oo ay soo magacaabeen ciidamadii dhawaan soo galay Caasimadda Muqdisho isla markaana difaacyo ka sameystay degmooyinka C / casiis, Hodan iyo Howlwadaag ayaa shuruud uga dhigay inay dib ugu laabtaan xeryahooda. Guddigan oo ka kooban saddex jeneraal iyo afar kornayl ayaa ka dalbaday madaxweyne Farmaajo inuu mas’uuliyadda amniga dalka ku wareejiyo marka uu waqtigiisa dhammaado, iyagoo ku eedeeyay inuu wajahayo…

African Union, UN blamed for violence in Tigray area, Ethiopia

African Union, UN blamed for violence in Tigray area, Ethiopia NAIROBI, Kenya - Amnesty Worldwide has sharply criticized the African Union and the United Nations over the escalating battle within the Tigray area, the place the world has largely did not intervene regardless of efforts to finish the conflict. Since November 2020, the Ethiopian Nationwide Protection Forces have with…

Odowaa oo ku dhawaaqay in ciidamada nabad sugida qaranka ay ka baxeen Caasimadda Muqdisho – Axadle

Muqdisho (Axadle) - C / raxmaan Odawaa oo ah xoghayaha Madasha Xisbiyada Qaranka sidoo kalena ah mudane ka tirsan baarlamaanka ayaa wareysi uu siiyay Dalsan TV kaga hadlay arimo badan oo xasaasi ah. Mudane Odowaa ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed C / llahi Farmaajo inuu mas'uul ka yahay xaalada dalka uu hada ku sugan yahay iyo dhibaatada, isagoo sheegay inuu isagu masuul ka yahay dadkii dhawaan ku barakacay Caasimadda…

Ramadan cleaning soap operas in Tunisia

Yearly, an increasing number of Tunisians uncover the well-known cleaning soap operas on the time of Ramadan. These sequence discover taboos and controversial matters, sparking debate inside Tunisian society, which is predominantly conservative. Report from our Tunisian correspondent, Lilia BlaiseAfter the fast-paced meal,…

the names of army governors revealed

Within the Democratic Republic of Congo, the names of the army governors of northern Kivu and Ituri are lastly identified. They need to take workplace on Thursday, the day President Belix Tshisekedi selected the siege. Throughout a press convention, spokesmen for the federal government, the military and the police defined and warranted the circumstances of this state of siege, which typically worries…