We’ll crush the traitors, says Abiy Ahmed in the course of the Tigray conflict

ADDIS ABABA - Ethiopians must be courageous and face their enemies without fear, Prime Minister Abiy Ahmed said, noting that the country would leave no room for traitors who are determined to thwart efforts to restore order and unity in the country. nation of the Horn of Africa. According to the 2019 Nobel Peace Prize laureate, the country faces challenges from "traitors from within and without," but he has not disclosed an identity. This is the first time that Abiy Ahmed has apparently blamed strangers for the country's…

UN report: Somali troopers in Eritrea participated within the Tigray genocide

NAIROBI, Kenya - Somali troops training in Eritrea took part in the Tigray War that left thousands dead and displaced tens of thousands, according to a special UN human rights report, which could further complicate the crisis in Ethiopia. From November 2020, the Ethiopian National Defense Forces and their Eritrean counterparts pitched tents in the Tigray region in pursuit of the Popular Front for the Liberation of Tigray combatants, but numerous reports have linked them to gross human rights violations. The operation…

TOP 10: Tobbanka Xiddig Ee Ugu Qaalisan Dunida Kubadda Cagta, Xiddiga

Hay’ada qiimaynaha kubadda cagta ka samaysay ee CIES ayaa soo saartay liiska xiddigaha ugu qaalisan horyaalada waaweyn ee Yurub wakhtigan iyadoo 10-ka hore si lama filaan ah looga waayay da’yarka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe.Sida ay sheegayso warbixintan ugu dambaysay ee CIES, da’yarka Manchester City ee Phil Foden ayaa ah midka ugu qaalisan wakhtigan guud ahaan kubadda cagta.Liiska ay soo saartay CIES ayaa ah mid ay ku dooranayso xiddigaha ugu qaalisan shanta horyaal ee ugu waaweyn Yurub, Foden oo dhawaan kusoo…

Pep Oo Doortay Saxeexiisa U Horreeya, United Oo Qarka U Saaran Sancho,

Tababarraha Manchester Ctiy ee Pep Guardiola ayaa doonaya in uu lasoo saxeexdo laacibka khadka dhexe uga ciyaara Aston Villa iyo xulka qaranka England ee Jack Grealish oo 25 jir ah, xagaagan. (ESPN)Tottenham waxay dalbatay ugu yaraan £150 milyan oo Gini oo kaash naqad ah, taas oo ay tahay inay bixiso kooxda doonaysa weeraryahanka reer England ee Harry Kane oo guddoomiye Daniel Levy uu u ogolaanayo inuu iska tago haddii lacagtan la bixiyo. (Sun)Manchester United ayaa qarka u saaran saxeexa Jadon Sancho oo Borussia Dortmund u…

RASMI: Xidhiidhka FA Oo Doortay Guddoomiye Cusub

Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ee FA ayaa si rasmi ah u shaaciyey, in guddoomiyahooda cusub ay noqonayso Debbie Hewitt, taas oo taariikhda kubadda cagta Ingiriiska geli doonta iyadoo noqonaysa gabadhii ugu horreysay ee madax ka noqota FA.Laga bilaabo January 2022, Hewitt ayaa noqon doonta guddoomiyihii ugu horreeyey ee dumar ah ee xidhiidhka FA, waxaanay beddeli doontaa Greg Clarke oo sannadkii hore ee 2020 ku dhawaaqay inuu shaqada iska casilay.Peter McCormick ayaa si ku-meelgaadh ah usii hayay xilka guddoomiyaha FA,…

AKHRISO: Kulamadii Ugu Naxdinta Badnaa Ee Tartanka EURO Ee

Lixdan sannadood iyo dheeraad lasoo ciyaarayay tartanka qaramada Yurub ee Euro, waxa looga soo joogay dhacdooyin badan oo taageereyaasha lama filaan ku noqday, kuwaas oo natiijooyinka ay kusoo dhamaadeen ay wadne gariir ku rideen dalalkii is-bidayay inay durdurada ku guuleysan doonaan.Laga soo bilaabo Denmark iyo Greece illaa  Iceland, waxa uu tartanka qaramada Yurub ahaa mid dalal la liidayay oo awooddoodu hoosayso ay si lama filaan ah wacdaro uga dhigaan, uguna guuleystaan tartankan.Tartankii ugu dambeeyey ee Euro 2016…

Ciidamada Danab oo howl-gal qorsheysan ku qabtay xubno ka ti…

Afgooye (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose oo hoostaga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Howl-galka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu si gaar ah uga dhacay deegaanka Cali Boorow oo ay ku sugnaayeen dagaalyano ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka…

Chelsea Oo Wada-hadallo La Furtay Erling Haaland & Xeeladda Ay Kaga

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa wada-hadallo la bilowday weeraryahanka reer Norway ee Erling Braut Haaland oo Borussia Dortmund ay ku xidhay £170 milyan oo Gini.Dortmund ayaa caddaysay in aanay xagaagan iibin doonin weeraryahankan, laakiin Haaland ayaa lagu soo warramayaa in hammigiisu yahay in uu ka tago kooxdaas oo uu tallaabo hore u qaado, si uu ugu guuleysan karo koobabka waaweyn ee Yurub.Tababaraha reer Germany ee Thomas Tuchel ayaa bartilmaameedka koowaad ka dhigtay Haaland oo uu doonayo inuu hoggaamiyo afka hore ee…