Dareenkii Oohinta Ahaa Ee Qabsaday Qolka Labiska Belgium Oo Uu Asxaab
Tababaraha xulka qaranka Belgium ee Roberto Martinez ayaa shaaca ka qaaday in xiddigaha xulkiisu ay ahaayeen kuwo ooyayaya kaddib markii ay daawadeen Christian Eriksen oo si miyir la’aan ah dhulka ugu dhacay kulankii xalay dhex maray Denmark iyo Finland.Eriksen ayaa xaalad deg-deg ah galay isaga oo qarka u fuulay geeri kahor inta aysan gargaar deg-deg ah u samayn qaar kamida xiddigaha xulkiisa iyo waliba dhakhaatiirta caafimaad ee gegida ku sugnayd.Xidhiidhka kubadda cagta Denmark iyo maamulka UEFA ayaa intaas kaddib…