Qodob ka mid ah heshiiskii doorashooyinka ee xiisadda GEDO o…
Garbahaarey (Axadle) – Wafdi saraakiil ah oo ka socda taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, isla-markaana ka howl-gala Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaasi is weyn loogu soo dhoweeyey.
Saraakiishan ayaa waxaa Garbahaarey si weyn ugu soo soo dhoweeyey mas’uuliyiinta maamulka degmada, kan gobolka iyo sidoo kale taliyeyaasha ciidamada.
Wafdigan saraakiisha ah ee ka midka ah AMISOM ayaa isugu…