Chelsea Oo Gadhka Loo Geliyey Madax-xanuunkii U Weynaa – Arsenal,
Chelsea waxay waajihi doontaa Arsenal iyo Liverpool saddexda kulan ee ugu horreeya horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka 2021/22, waana kooxda kulamada ugu adag bilowgaba ay iskugu xigayaan.Thomas Tuchel ayaa xilli ciyaareedka ku bilaabanaya Crystal Palace, laakiin waxa uu safar ugu tegayaa Arsenal iyo Liverpool, halka Aston Villa ay ugu imanayso Stamford Bridge, ka hor inta aanay safar gaaban ku tegin isla magaalada London oo bisha September ay kula ciyaari doonto Tottenham.Akhriso jadwalka xilli ciyaareedka 2021/22…