Xaalka dhaqaale ee maamulka G/Banaadir oo sii xumaanaya
Muqdisho (Axadle) – Sida ay hore u sheegtay Axadle, maamulka gobalka Banaadir ayaa wajahaya dhaqaalo la’aan xoog leh taasi oo saameyn weyn ku yeelataay mushaarka shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar.
Bishii la soo dhaafay ee May ayaa la sheegay in ilaa hadda aysan mushaarkooda helin shaqaalaha maamulka gobalka Banaadir, iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in aysan muuqan rajo lagu bixin karo mushaarka sababo la xariira dhaqaalo la’aan heysata maamulka.
Xogta aan helnay ayaa tilmaameysa in Guddoomiyaha Gobalka Banaadir uu…