MUUQAAL: Waakan Goolkii Ugu Xumaa Ee Abid Ciyaaryahan Si Qaldan Iskaga
Jamaahiirta kubadda cagta ayaa wakhtigan aad ugu mashquulsan tartamada Euro 2020 iyo Copa America 2021 balse badi kama war hayaan waxyaabaha ka dhacaya isreeb-reebka koobka aduunka ee CONCACAF.Gaar ahaan xalay oo Salaasa ahayd jamaahiirta ayaa aad u lafo gurayay waxa ka dhacayay Group-ka ay wadaagayaan France, Germany, Portugal iyo Hungary oo ah midka ugu adag Euro 2020.Isla xalay ayay ahayd markii gool lagu sifayn karo midkii ugu xumaa taariikhdu uu ka dhashay kulankii dhex maray xulalka Canada iyo Haiti.Labada kooxood ee…